Allaha u naxariisto ee waxaa magaala Minneapolis lagu dilay wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mohamed Ahmed Hassan, wuxuuna ahaa 30-jir. Mohamed Ahmed Hassan ayaa la toogtay,...
Waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota shallay ku geeriyooday Allaha u naxariisto ee Oday Soomaaliyeed oo isbuucii hore lagu gacan qaaday, dhaawac culusna loogu geystay xarunta...
Waxaa magaaladda Columbus ee gobolka Ohio xalay lagu dilay wiil dhallinyaro ah oo Soomaali ah. Ciidanka Booliska magaalada Columbus ayaa sheegaya in wiilkan oo la toogtay...
Waxaa magaaladda San Diego ee gobolka Californaia lagu xiray Mahad Aweys Cumar oo ah 20 sanno jir looga shakisanyahay in uu geystay toogasho dil ah oo...
Haweeney iyo hooyo Soomaaliyeed oo deggen magaalada Rochester ee ku taala gobolka Minnesota, dalka Mareykanka ayaa todobaakii ama usbuucii hore lagu eedeeyay in ay isku dayeysay...
Waxaa caawa fiidkii markii ay saacadu ahayd 6:30 fiidnimo magaalada Minneapolis lagu dilay wiil dhallinyaro ah. Dhallinyaro Soomaali iyo Oromo iskugu jiraa ayaa isku xabadeeyay Xaafad...
Ha’yadda B.R.A.V.E Foundation iyo Masaajidka Abubakar As-saddique ayaa iska kaashaday kulan lagu qabtay xarunta shirarka Masaajidka Abubakar ee magaalada Minneapolis. Kulankan wacyigelinta ah ayaa loo qabtay...
Voters in Fridley, Minnesota will choose Three (3) candidates for Fridley Public School Board seats in the November 5, 2019 election. Dr. Abdisalam Adam is a...
Nin reer Minneapolis ah ayaa lagu soo oogay shan dambi oo la xiriira burburkii hantiyeed iyo falalkii nacaybka ku salaysnaa ee uu ku jajabiyey daaqadaha iyo...
Waxaa magaalada Minneapolis maanta ku dhintay Samale Ahmed Barkhadle oo ah 29 jir habeenkii Axada lagu toogtay, dhaawacna lagu gaarsiiyay Xaafad ku taala Waqooyiga magaalada Minneapolis....