Maxkamadda Darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta ufariisatay dhageysiga dacwada loo haysto nin dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyay inuu ka mid...
Kulankii khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya oo uu shir gudoominayay maanta Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa waxaa looga...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ENG Yariisow ayaa maanta xilalkii ka qaaday Gudoomiyaasha Degmooyinka Yaaqshid iyo Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir Cabdiweli...
Degmada Dhuusa-Mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa ka qabsoontay munaasabad lagu diiwaan gelinayay Ciidamadii Ahlusuna Waljamaaca ee dhowaan sida rasmi ah loogu wareejiyay dowladda...
Kulan deg deg ah oo maanta ay iskuugu yimaadeen Golaha Wasiirada Maamulka Soomaaliland ee Magaalada Hargaysa ayaa waxay eed kala duldhaceen Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha iyagoo...