Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxweynaha Puntland oo xil umagacaabay Wariye caan ah(Akhriso)
Siciid Cabdulaahi Maxamed Deni Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa caawa xil umagacaabay wariye waxbadan ka soo shaqeeyey xarumo warbaahineed oo ku yaala deegaanada Maamulka Puntland iyo warbaahinada...