Wararka Soomaalida6 years ago
Ra’iisul wasaaraha oo siweyn loogu soo dhaweeyay Waqooyiga Gaalkacyo+Sawiro
Bulshada ku nool waqooyiga Magaalada Gaalkacyo dhanka Maamulka Puntland ayaa galabta siweyn u soo dhaweeyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo...