Wararka Soomaalida

Agaasimaha TVGA Universal oo Xabsiga loo taxaabay

Published

on

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Daqiiqado Xabsiga utaxaabay agaasimahii Tvga Universal ee deegaanada Somaliland Maxamed Caabi Digaale ilaa Hada lama oga ujeedada Ciidanka Boolisku u xireen Agaasimaha Tvga Universal xarunta magaalada Hargaysa.

Agaasime Maxamed Cabdi Digaale ayaa Ciidamada Soomaaliland waxay xireen xalay cishihii ka dib iyadoo wax dambi ah gelin Tvga sida ay sheegeen Wariyaasha ka howlgala Hargaysa iyo qaybta Muqdisho oo aan wax ka waydiinay xariga agaasimaha.

Saxafiyiinta ka howlgasha Soomaaliland ayaa sheegay in dhibaatooyin kala duwan oo iskuuga jira xarig iyo cagajugleyn kala kulma Ciidamada maamulka Soomaaliland.

Trending

Exit mobile version