Wararka Soomaalida

Dowladda Qadar oo $20 milyan ugu deeqday Soomaaliya

Shirkii habeenadaan ay ku lahaayeen Magaalada Dooxa ee dalka Qadar Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka dalka Qadar Tamiim Bini Xamad Al Thaani ayaa waxaa ka soo baxay in Soomaaliya dowladda Qadar waxay ugu deeqday lacag gaaraysa $20 dollar. (Wadahadaladii Famaajo iyo Boqor Tamiim Binu Hamad Althani waxa heshiiska qayb ka ahaa in Qatar ay miisaaniyadda DFS […]

Published

on

Shirkii habeenadaan ay ku lahaayeen Magaalada Dooxa ee dalka Qadar Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka dalka Qadar Tamiim Bini Xamad Al Thaani ayaa waxaa ka soo baxay in Soomaaliya dowladda Qadar waxay ugu deeqday lacag gaaraysa $20 dollar.

(Wadahadaladii Famaajo iyo Boqor Tamiim Binu Hamad Althani waxa heshiiska qayb ka ahaa in Qatar ay miisaaniyadda DFS sanadkaan ay ku kabayso Q.R 73 Million oo Riyaalka Qatar ah una dhiganta $20 Million oo dollar iyo qadaadiic.)

Maalinta beri ah ayaa waxaa lagu wadaa in Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ku soo kabanayaan Magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version