Wararka Soomaalida
Faafaahin dheeraad ah oo laga helay qaraxyadii Muqdisho
Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha iyo Wasaaradda howlaha guud ayaa maanta waxaa weerar ku qaaday koox Al shabaab ah waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Weerarkaas ayaa waxaa ku geeriyooday Wasiir ku xigeenkii wasaarada shaqda iyo shaqaalaha ahaana Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla. Kooxda weerartay wasaaradaha ayaa waxaa la sheegay in ay ku lebisnaayeen Tuutaha Ciidanka dowladda […]
Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha iyo Wasaaradda howlaha guud ayaa maanta waxaa weerar ku qaaday koox Al shabaab ah waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan.
Weerarkaas ayaa waxaa ku geeriyooday Wasiir ku xigeenkii wasaarada shaqda iyo shaqaalaha ahaana Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla.
Kooxda weerartay wasaaradaha ayaa waxaa la sheegay in ay ku lebisnaayeen Tuutaha Ciidanka dowladda Soomaaliya.
.
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyooday weerarkaas halka dhaawaca uu gaarayo 8 qof.
Waxaa hadda la soo afjaray kooxdii weerartay wasaaradahaas.
Shan ka mid ah Al shabaab ayaa weeraray wasaaradaha shantoodiina waxaa la sheegay in la dilay