Wararka Soomaalida

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo dagaal ku dhawaaqay

Published

on

Ka dib markii shalay laga joojiyay safarkii uu ku aadi lahaa Kismaayo Shariif Sheekh axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu shirjaraad,id ku qabtay magaalada Muqdisho wuxuuna ku dhawaaqay dagaal iyo inay burburtay dowladda hadda jirta.

Shariif Sheekh Axmed ayaa amar ku siiyay hay’adaha dowladda inay joojiyaan shaqada ay ahayaan meesha hadda waxmarayaana dhaafin,bulshada Soomaaliyeed ayuu faray inay isku soo baxaan si deg deg ahna jawaab kabixiyaan wixii shalay ku dhacay.

Hadalka shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa aad udhaliilay aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

Trending

Exit mobile version