Wararka Soomaalida

Magaalada Camaan ee Jordan oo ka furmay shir+sawiro

Shirka 29-aad ee Midowga Jaamacadaha Baarlamaanada Jaamacada Carabta ayaa gordhow ka furmay Magalada Cammaan ee Dalka Jordan waxaana lafilayaa in uu khudbad ka jeediyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Maxamed Mursal Oo Soomaaliya shirkaasi umetelaya uguna qeyb galaya. Shirkaas ayaa waxaa looga hadlayaa arrimo farabadan waxaana Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo wafdiga uu hor kacayo ay […]

Published

on

Shirka 29-aad ee Midowga Jaamacadaha Baarlamaanada Jaamacada Carabta ayaa gordhow ka furmay Magalada Cammaan ee Dalka Jordan waxaana lafilayaa in uu khudbad ka jeediyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Maxamed Mursal Oo Soomaaliya shirkaasi umetelaya uguna qeyb galaya.

Shirkaas ayaa waxaa looga hadlayaa arrimo farabadan waxaana Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo wafdiga uu hor kacayo ay la kulmaan mas,uuliyiinta dalkaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version