Wararka Soomaalida

Magaalada Marka oo maamul cusub yeelatay

Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelada hoose ayaa maanta waxaa loo magacaabay Gudoomiye cusub ka dib Wareegto ka soo baxday Wasiirka arrimaha Gudaha ee Maamulka Koonfur Galbeed Abuukar Maxamed. Waxaa Gudoomiyaasha Degmada Marka loo magacaabay Cabdulaahi Cali Axmed Waafow oo Horay u,ahaa Gudoomiyaha Degmada Number 50 ee Gobolka Shabeelada hoose. Cabdulaahi Waafow oo lahadlay Wargayska […]

Published

on

Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelada hoose ayaa maanta waxaa loo magacaabay Gudoomiye cusub ka dib Wareegto ka soo baxday Wasiirka arrimaha Gudaha ee Maamulka Koonfur Galbeed Abuukar Maxamed.

Waxaa Gudoomiyaasha Degmada Marka loo magacaabay Cabdulaahi Cali Axmed Waafow oo Horay u,ahaa Gudoomiyaha Degmada Number 50 ee Gobolka Shabeelada hoose.

Cabdulaahi Waafow oo lahadlay Wargayska Tusmotimes ayaa waxaa uu sheegay in isbedel weyn uu la,imaandoono xagga amaanka,dhaqaalaha,waxbarashada,Caafimaadka iyo bilicda Magaalada Marka.

Magaalada marka ayaa waxaa muddo dheer ka taagnaa Khilaaf xagga Maamulka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version