Wararka Soomaalida

1-da Luulyo oo siweyn looga dareemayo Muqdusho+Sawiro

Udiyaar garowga munaasabadda 1-da Luulyo ayaa waxaa siweyn loogu dareemayaa Magaalada Muqdisho iyadoo goobaha ganacsiga lagu xiray Calanka Buluuga ah ee Soomaaliya. Munaasabaddan ayaa waxay tahay 59 kii sano ee ka soo wareegatay xiligii Gobolada Koonfureed ay ka xoroobeen gumeystihii Talyaniga 1960 kii. Munaasabaddan ayaa sidoo kale waxay tahay midowgii iyo israacii labada Gobol ee […]

Published

on

Udiyaar garowga munaasabadda 1-da Luulyo ayaa waxaa siweyn loogu dareemayaa Magaalada Muqdisho iyadoo goobaha ganacsiga lagu xiray Calanka Buluuga ah ee Soomaaliya.

Munaasabaddan ayaa waxay tahay 59 kii sano ee ka soo wareegatay xiligii Gobolada Koonfureed ay ka xoroobeen gumeystihii Talyaniga 1960 kii.

Munaasabaddan ayaa sidoo kale waxay tahay midowgii iyo israacii labada Gobol ee waqooyi iyo koonfer ka dib markii waqooyina 26 juun ka xoroobeen Ingiriiska Koonfurna ka xoroobeen Talyaaniga 1-da Luulyo.

Caawa ilaa beri ayaa magaalooyinka Muqdisho,Kismaayo,Baydhabo,Garowe, dhuusa-Mareeb iyo Jowhar waxaa lafilayaa inay ka qabsoomaan munaasabado waaweyn inay ka dhacaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version