Wararka Soomaalida
Ahlusuna oo soo gudbiyay liiska 20-kii Xildhibaan
Ururka Ahlusunna ayaa soo gudbiyay 20-kii Xilshibaan ee ay ku la haayeen baarlamanka Galmudug ka dib heshiiskii iyaga iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya ay ku gaareen Dhuusa-mareeb.