Wararka Soomaalida

Amidarada Muqdisho oo gaartay heer rag iyo dumar la kala saariwaayey

Howlgalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la marayaa heer la kala garan waayey raga iyo dumarka. Waxaa maanta howlgal ka socday Degmada Boondheere lagu qabtay Faa,isa Cabdi Maxamed(Dhocob) oo ka mid ah hablaha Magaalada Muqdisho. Faa,isa Cabdi Maxamed waxaana gabadhan looga shakiyey rag iyo dumar waxay ay tahay sababtaas ayaa waxay tahay gabadhan oo […]

Published

on

Howlgalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la marayaa heer la kala garan waayey raga iyo dumarka.

Waxaa maanta howlgal ka socday Degmada Boondheere lagu qabtay Faa,isa Cabdi Maxamed(Dhocob) oo ka mid ah hablaha Magaalada Muqdisho.

Faa,isa Cabdi Maxamed waxaana gabadhan looga shakiyey rag iyo dumar waxay ay tahay sababtaas ayaa waxay tahay gabadhan oo leh shaaribka raga oo kale.

Baaritaan dheer ka dib waxaa la siidaayey faa,isa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version