Wararka Soomaalida
Axmed Madoobe oo soo gaaray Magaalada Muqdisho
wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana la sheegayaa in uu u yimid Magaalada Muqdisho sidii loo dhameyn lahaa khilaafka Madaamulkiisa iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa la sheegayaa in Axmed Madoobe uu wakiil ka yahay Madaxda Maamulada Galmudug iyo Puntland sidii loo […]
wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana la sheegayaa in uu u yimid Magaalada Muqdisho sidii loo dhameyn lahaa khilaafka Madaamulkiisa iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa la sheegayaa in Axmed Madoobe uu wakiil ka yahay Madaxda Maamulada Galmudug iyo Puntland sidii loo dhameyn lahaa arrimaha mad madowga ka dhex jira Maamulada iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya.
inta uu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lafilayaa in uu kulamo la qaadan doono Madaxda sare Dowladda Soomaaliya.