Wararka Soomaalida
Ciidamada Kenya oo xiray Xawaaladaha Soomaalida Nairobi
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya Albaabada iskuugu dhufteen Xawaaladaha Soomaalida ee ki yaala Magaalada Nairobi. Warku wuxuu sheegayaa in Ciidamada Kenya Xawaaladaha Albabaabada iskuugu laabeen ay ka mid yihiin DAHABSHIIL AMAL iyo TAAJ ku waasoo ilaa hadda xiran. Sababta Ciidamada Kenya uxireen Xawaaladaha Soomaalida ayaa waxaa lagu […]
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya Albaabada iskuugu dhufteen Xawaaladaha Soomaalida ee ki yaala Magaalada Nairobi.
Warku wuxuu sheegayaa in Ciidamada Kenya Xawaaladaha Albabaabada iskuugu laabeen ay ka mid yihiin DAHABSHIIL AMAL iyo TAAJ ku waasoo ilaa hadda xiran.
Sababta Ciidamada Kenya uxireen Xawaaladaha Soomaalida ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ka dambaysay ka dib howlgalo ay ka sameeyeen Xarumaha Xawaaladaha ku yaalaan.
Lama oga xiliga Ciidamada Kenya dib ufuri doonaan Xawaaladaha Soomaalida ee Kenya kunyaala ka dib markii baaritaanka usoo dhamaado.