Wararka Soomaalida
Cod bixinta Baarlamanka Puntland oo toos ubilaabatay
Cod bixinta Baarlamanka Puntland ayaa toos uga bilaabatay Hoolka Baarlamanka Puntland ee maantan lagu dooranayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland. 66 Xubnood ee Baarkamankaas ayaa 32 Musharax ka xulanaya labo Musharax oo ah Madaxweyne iyo Madaxweyne Ku xigeenka Maanulkaasi.
Cod bixinta Baarlamanka Puntland ayaa toos uga bilaabatay Hoolka Baarlamanka Puntland ee maantan lagu dooranayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland.
66 Xubnood ee Baarkamankaas ayaa 32 Musharax ka xulanaya labo Musharax oo ah Madaxweyne iyo Madaxweyne Ku xigeenka Maanulkaasi.