Wararka Soomaalida
Dablay hubaysan oo dad ku laayay shabeelaha hoose
Kooxo hubeysan ayaa 4 Gaari oo Hoomeey ah ku gubay duleedka deegaanka Lambar 60 ee shabeelaha hoose sido kale darawaladii waday gadiidka la gubay ayaa waxaa horay u watay kooxdii hubeysnayd ee gadiidkaasi ku gubay Shabeelaha Hoose.
Gawaarida Hoomayda ah ayaa waxaa lagu soo waramayaa in dadkii saarnaa lalaayay sida wararka ay sheegayaan lamana oga sababta ka dambaysa laynta dadkaasi.
Wixii ku soo kordha kala soco Tusmotimes Insha allah.