Wararka Soomaalida
Danbiile Maxamuud oo lagu fuliyey xukunkii dilka ahaa
Maxkamada Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa maanta waxay dil toogasho ah ku fulisay danbiile Maxamuud Cali Xaamuud oo 32 jiraa ka dib kufsi iyo dil uu ugaystay Haweenay ilmo adeer ahaayeen duleedka Degmada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo. Maxkamada Garbaaharay ayaa waxay noqonaysaa markii ugu horeeyey oo ay sharci ku fulisay […]
Maxkamada Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa maanta waxay dil toogasho ah ku fulisay danbiile Maxamuud Cali Xaamuud oo 32 jiraa ka dib kufsi iyo dil uu ugaystay Haweenay ilmo adeer ahaayeen duleedka Degmada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.
Maxkamada Garbaaharay ayaa waxay noqonaysaa markii ugu horeeyey oo ay sharci ku fulisay shaqsi danbiile ah.