Wararka Soomaalida
Deg Deg Dab xoogan oo ka kacay Suuqa Bakaaraha
Dab xooggan ayaa caawa salaadii maqrib ka dib ka kacay Suuqa weyn ee Baakaraha ee Muqdisho iyadoo dabkaas la sheegayo inuu xoogan yahay meelo badan oo Suuqa ahna uu ku fiday. Dabkaas ayaa wuxuu ka kacay qaybta Cadalla Shideeye guri dabaq ah oo ku yaala halkaas. Waxaa ku sii qul qulaya Suuqa Bakaaraha ee Muqdiaho […]

Dab xooggan ayaa caawa salaadii maqrib ka dib ka kacay Suuqa weyn ee Baakaraha ee Muqdisho iyadoo dabkaas la sheegayo inuu xoogan yahay meelo badan oo Suuqa ahna uu ku fiday.
Dabkaas ayaa wuxuu ka kacay qaybta Cadalla Shideeye guri dabaq ah oo ku yaala halkaas.
Waxaa ku sii qul qulaya Suuqa Bakaaraha ee Muqdiaho Gaadiidka gurmudka Dab demiska ee Maamulka Gobolka Banaadir.
Wixii ku soo kordha waa inoo hadhaw insha,allah.