Wararka Soomaalida

Deg Deg dagaal culus oo ka socda xatunta Baarlamanka Puntland

Published

on

Watarka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in hadda uu ka socdo dagaal xoogan oo la isku adeegsanayo hubka culus iyo kan fudud sida wararka nagu soo gaarayaan.

Xaaladan ka soo cusboonaatay Garowe ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay udhaxayso Baarlamanka Puntland dhaxdooda kuna saabsan arintii Mooshinka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ee Baarlamanka qaarkood ay ka keeneen.

Mooshinkaasi ayaa waxaa wararka qaar ay sheegayaan in loo rogay Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo Daarood dagaalkana arinkaas ku saabsan yahay.

Wixii faafaahin ah waa inoo hadhaw insha allah.

Trending

Exit mobile version