Wararka Soomaalida

Deg Deg dagaalka Ahlusun iyo dowladda oo ka bilowday matabaan

Published

on

Wararka ka imaanaya degamada Matabamaan ee Gobolka Hiitaan ee kala qeebisa Hiiraan iyo Galgaduud ayaa waxaa ka bilowday dagaal udhaxeeya Ahlusuna iyo Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya sida wararka ay sheegayaan.

Dagaalkan ayaa wuxuu bilowday ka dib markii ciidamada dowladda weerar ay ku qaadeen degmada matabaan halkaasi oo ay gacanta ku hayeen Ahlusuna waxaana wararku ay sheegayaan in dagaalkaasi aad uxoogan yahay.

Wixii ku soo kordha waa inoo hadhow insha’allah

Trending

Exit mobile version