Wararka Soomaalida

Deg-Deg Gudoomiye yariisow oo qarax ku dhaawacmay

Weerar ismiidaamin ah ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir waxaana la sheegayaa in dad badan ay ku dhaawacmeen sidoo kale tiro kale ay ku dhinteen. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in qaraxaas dhaac halis ah uu ka soo gaaray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir injineer Yariisow. Xarunta Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa ka jiray shir […]

Published

on

Weerar ismiidaamin ah ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir waxaana la sheegayaa in dad badan ay ku dhaawacmeen sidoo kale tiro kale ay ku dhinteen.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in qaraxaas dhaac halis ah uu ka soo gaaray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir injineer Yariisow.

Xarunta Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa ka jiray shir balaaran oo xataa uu ka qayb galay Wakiilka qaramada ee arimaha Soomaaliya James Swan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version