Wararka Soomaalida
Deg-Deg ku dhawaad 20 qof oo laga Afduubay Buurhakaba
Wararka aan ka heleyno Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in 14 qof oo deegaan ahaan ka soo jeeda Degmada Buurhabaka ee Gobolka Baay laga Afduubtay maanta ka dib markii xalay 13 ruux oo deegaan ahaan ka soo jeeda Koonfur Galbeed lagu laayay Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug. Dadkan 14 qof ah ee laga […]
Wararka aan ka heleyno Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in 14 qof oo deegaan ahaan ka soo jeeda Degmada Buurhabaka ee Gobolka Baay laga Afduubtay maanta ka dib markii xalay 13 ruux oo deegaan ahaan ka soo jeeda Koonfur Galbeed lagu laayay Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug.
Dadkan 14 qof ah ee laga Afduubay Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa la sheegayaa inay afduubeen ehelada dadkii xalay lagu laayay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.