Wararka Soomaalida
Deg-Deg Qarax goordhaw ka dhacay Tiyaatarka Qaranka
Wararka naga soo gaaraya Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho ayaa waxaa lagu soo waramayaa in goordhaw uu ka dhacay Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxan ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu ahaa Miino lagu aasay gudaha dhismaha ka dibna lagu qarxiyey shaqaalihii dhismaha ka shaqaynayey. Warkale wuxuu sheegayaa in gaari laga soo buuxuyey walxaha Qarxa lala […]
Wararka naga soo gaaraya Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho ayaa waxaa lagu soo waramayaa in goordhaw uu ka dhacay Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxan ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu ahaa Miino lagu aasay gudaha dhismaha ka dibna lagu qarxiyey shaqaalihii dhismaha ka shaqaynayey.
Warkale wuxuu sheegayaa in gaari laga soo buuxuyey walxaha Qarxa lala galay.
Wixii ku soo kordha qaraxaas kala socda insha,Allah Wargayska Tusmotimes.