Wararka Soomaalida
Deg Deg Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Hotel weheliye
Qaraxan ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Hotel weheliyey ee Magaalada Muqdisho waxaana la sheegayaa in gaari loo adeegsaday qaraxaas. Dadka goobjoogiyaasha ah ayaa waxay sheegayaan in goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa tahay meel Maqaayad ah oo lagu magacaabo Royal oo ku dhaw hotel weheliye ee Muqdisho. Wararku waxay intaas ku darayaan in khasaaraha […]
Qaraxan ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Hotel weheliyey ee Magaalada Muqdisho waxaana la sheegayaa in gaari loo adeegsaday qaraxaas.
Dadka goobjoogiyaasha ah ayaa waxay sheegayaan in goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa tahay meel Maqaayad ah oo lagu magacaabo Royal oo ku dhaw hotel weheliye ee Muqdisho.
Wararku waxay intaas ku darayaan in khasaaraha ka dhashay weerarkan uu xooggan yahay.