Wararka Soomaalida
Deg-Deg Waxaa Madaxweynaha Puntland ku guulaystay Saciid Cabdulaahi Dani
Wareegii ugu dambeeyey ee tartanka Madaxweynaha ayaa waxaa ku tartamayey General Asad Cusmaan Cabdulaahi iyo Saciid Cabdulaahi Dani. Waxay kala heleen Codadka General Asad Wuxuu helay 31 cod halka Saciid Cabdulaahi Dani uu helay 35 Cod. Saciid Cabdulaahi Dani Waxaa uu noqday Madaxweynihii Shanaad ee Puntland ee Shanta sano ee soo socota.
Wareegii ugu dambeeyey ee tartanka Madaxweynaha ayaa waxaa ku tartamayey General Asad Cusmaan Cabdulaahi iyo Saciid Cabdulaahi Dani.
Waxay kala heleen Codadka General Asad Wuxuu helay 31 cod halka Saciid Cabdulaahi Dani uu helay 35 Cod.
Saciid Cabdulaahi Dani Waxaa uu noqday Madaxweynihii Shanaad ee Puntland ee Shanta sano ee soo socota.