Wararka Soomaalida

Deg-Deg:Dalka Ingiriiska oo Ra’iisul wasaare cusub yeeshay

Doorasho maanta ka dhacday Magaalada LONDON ayaa waxaa ku soo baxay doorashadaas Musharaxii ugu codka badnaa kaasoo ah Boris Johnson wuxuuna noqonayaa Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska. Boris Johnson ayaa waxaa uu bedelayaa Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaa Theresa May iyadoo haweenaydaas bishii Juun iska casishay xilkii Ra’iisul wasaaranimo ee dalka Ingiriiska. Ra’iisul wasaaraha […]

Published

on

Doorasho maanta ka dhacday Magaalada LONDON ayaa waxaa ku soo baxay doorashadaas Musharaxii ugu codka badnaa kaasoo ah Boris Johnson wuxuuna noqonayaa Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska.

Boris Johnson ayaa waxaa uu bedelayaa Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaa Theresa May iyadoo haweenaydaas bishii Juun iska casishay xilkii Ra’iisul wasaaranimo ee dalka Ingiriiska.

Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska ee maanta ku guulaystay xilka Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa waxaa looga fadhiyaa sidii uhagi lahaa shacabweynaha dalkiisa ee ku kala jabay go,aanka ka bixitaanka Midowga reer Yurub.

Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa waxaa horyaala caqabadhii ay isku casileen David Cameron iyo Theresa May ee ah ka bixitaanka Midowga reer Yurub.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version