Wararka Soomaalida
Deg-Deg:Madaafiic goordhaw lagu weeraray Villa Soomaaliya+Sawiro
Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa lagu weeraray Madaafiic sababtay khasaaro kala duwan. Seddax madfac ayaa waxay ku kala dheceen Xarunta Baarlamanka qaybta Villa Hargaysa midkalana wuxuu ku dhacay goob Gawaarida la dhigto. Kan seddaxaad ayaa waxaa uu ku dhacay Madaxtooyada gudaheeda. Madaafiicdan seddaxda ah ayaa mid kood wuxuu burburiyey Gawaari aan ka yarayn […]
Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa lagu weeraray Madaafiic sababtay khasaaro kala duwan.
Seddax madfac ayaa waxay ku kala dheceen Xarunta Baarlamanka qaybta Villa Hargaysa midkalana wuxuu ku dhacay goob Gawaarida la dhigto.
Kan seddaxaad ayaa waxaa uu ku dhacay Madaxtooyada gudaheeda.
Madaafiicdan seddaxda ah ayaa mid kood wuxuu burburiyey Gawaari aan ka yarayn 12 nooca qaaliga ah ee Madaxda ay isticmaasho.
Warkale wuxuu sheegayaa in khasaaro nafeed ay gaysteen Madaafiicdaas.