Wararka Soomaalida
Deg Deg:Muqdisho Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho
Qaraxan ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana lagu soo waramayaa in uu ka dhacay agagaarka Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegaya in khasaarihiisa uu yar yahay. Wixii ku soo kordha waa inoo hadhaw
Qaraxan ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana lagu soo waramayaa in uu ka dhacay agagaarka Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho.
Wararka qaar ayaa sheegaya in khasaarihiisa uu yar yahay.
Wixii ku soo kordha waa inoo hadhaw
Shut up and sleep.
March 30, 2021 at 1:55 am
Is this non-fiction?