Health
Dhallinyaro u istaagtay Wacyigelinta Coronavirus
Dhallinyaro u istaagtay in ay Bulshadda ka Wacyigeliyaan Coronavirus (COVID-19)
Ururka waxbarashada Uhaaj oo kaashanaya m.m. Dhagaxbuur iyo urarada bulshada(Samadoon iyo Jarar Relief) ayaa wacyigalin kasameeyay qaybo kamida ah xaafadaha m.m. Dhagaxbuur.
Wacyigalintan ayuu ujeedkeedu ahaa sidii looga hortagi lahaa xanuunka sida ba’an dunida ugu faafaya ee Coronavirus (COVID-19).
Wacyigalintan ayaa sii socon doonta maalmaha fooda inagusoo haya, waxaana larajaynayaa inay wax baddan kabadali doonaan afkaaraha khuraafaadka ah ee ay bulshaddu ka aaminsantahay cudurka halista ee Coronavirus.
Qore: Najiib Jarane
Sawiradda: Najiib Jarane