Wararka Soomaalida
Dowladda oo qalabaysay Ciidamadan cusub+Sawiro
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalabka Ciidan iyo agabkooduba udhamastirtay Ciidan cusub oo loogu talo galay ladagaalnka Al shabaab. Ciidamadan ayaa waxaa lagu magacaabaa 14 October waxaana lagu tababaray xero ka mid ah xerooyinka Ciidanka ee ku yaala magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kormeer ugu tagay Ciidamadan cusub […]
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalabka Ciidan iyo agabkooduba udhamastirtay Ciidan cusub oo loogu talo galay ladagaalnka Al shabaab.
Ciidamadan ayaa waxaa lagu magacaabaa 14 October waxaana lagu tababaray xero ka mid ah xerooyinka Ciidanka ee ku yaala magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kormeer ugu tagay Ciidamadan cusub ee maanta la qalabeeyay.
Saraakiisha ayaa ciidamada ku dhiira geliyay in si waafi ah ugu taan waajibaad kooda shaqo.
Ciidamadan ayaa ujeedka loo diyaarinayo wuxuu yahay sidii Al shabaab ugu saari lahaayeen deegaanada ay ka maamulaan dalka.