Wararka Soomaalida
Dowladda Soomaaliya oo dhalinyaro dib usoo celisay+sawiro
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa laga soo dejiyey 20 dhalinyaro Soomaali ah islamarkaana ku dhibaateysanaa dalka Liibiya. Dhalinyaradan oo ahaa Tahriibiyaal ayaa Magaalada Tirebole ee dalka Liibiya waxaa ku haystay Kooxda Magafayaasha loo yaqaano ee Liibiyaanka ah waxayna ka kooban yihiin 19 rag ah iyo hal qof oo dumar ah. […]
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa laga soo dejiyey 20 dhalinyaro Soomaali ah islamarkaana ku dhibaateysanaa dalka Liibiya.
Dhalinyaradan oo ahaa Tahriibiyaal ayaa Magaalada Tirebole ee dalka Liibiya waxaa ku haystay Kooxda Magafayaasha loo yaqaano ee Liibiyaanka ah waxayna ka kooban yihiin 19 rag ah iyo hal qof oo dumar ah.
Mas,uuliyiin Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uqaabilsan arrimaha Tahriibka iyo Xuquuqul insaanka ayaa dhalinyaradan ka soo daayey xabsiyada dalka Liibiya iyo gacanta Magafayaasha.