Wararka Soomaalida

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay ICJ

Published

on

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go,aankii xalay ka soo baxay Maxkamadda cadaalada aduunka ee ICJ ee muddo labo bilood ah dib udhigtay dhageysiga dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya Cali Siciid Fiqi oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku faraxsan tahay go,aanka Maxkamada ee muddada labada bilood ah ee dib udhigtay dacwada badda iyadoo la eegayo codsiga dowladda Kenya si wanaagsana ay usoo dhaweynayaan talaabadaas ay qaaday ICJ.

Dowladda Kenya ayaa dhawaan maxakamada cadaalada aduunka ee ICJ udirtay warqad codsi ah kuna saabsan in muddo 12 bilood ah duruufo haysta awgeed iyadoo ICJ ka hortimid dalabkaas balse labo labo bilood loo ogolaaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version