Wararka Soomaalida

Dowladda Soomaaliya oo loogu deeqay Lacag dhan 54.3 Million oo Dollar

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta loogu deeqay Lacag Gaaraysa 54.3 Million oo Dollar ka dib markii sida la sheegay Madaxda hadda talada haysa Soomaaliya ay gaarsiiyeen horumar balaaran. Dowladda Dalka Norway ayaa maanta shaacisay in 54.3 Million oo Dollar loogu deeqay Dowladda federalka Soomaaliya si loogu kabo dhaqaalaha ka imaanaya kaabiyaasha dhaqaalaha ee Dowladda Soomaaliya […]

Published

on

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta loogu deeqay Lacag Gaaraysa 54.3 Million oo Dollar ka dib markii sida la sheegay Madaxda hadda talada haysa Soomaaliya ay gaarsiiyeen horumar balaaran.

Dowladda Dalka Norway ayaa maanta shaacisay in 54.3 Million oo Dollar loogu deeqay Dowladda federalka Soomaaliya si loogu kabo dhaqaalaha ka imaanaya kaabiyaasha dhaqaalaha ee Dowladda Soomaaliya waxaana Lacagtaas loo soo marsiinayaa Bangiga Aduunka.

Wasiiru dowlaha Horumarinta Dowlada Norway Nikolai Astrup ayaa sheegay in talaabadan ay dowladiisu ku saacidayso Soomaaliya ay timid kadib markii ay Dowladiisu qiimaysay isla maarkaana aragtay horumarka iyo dadaalada ay wado Dowladda Soomaaliya.

Lacatan qeeb ka mid ah ayaa waxaa loogu talogalay in wax loogu qabto amaanka iyo xaaladaha kale ee soo wajihi kara Dowladda Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version