Wararka Soomaalida

Dowladda Soomaaliya oo maanta daah furtay imtixaanaadka shahaadiga+sawiro

Maanta magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka furmay imtixaanaadka shahaadiga ee Dugsiyada sare ee Soomaaliya waxaana ka qayb galay arday aad ufarabadan. Ra’iisul wasaare ku xugeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta daah furay imtixaanaadka shahaadiga ah ee Soomaaliya Ardayda ka qayb galay imtixaankaas ayaa waxay gaarayaan 31,500 Kun iyo shanboqol oo Arday,sida uu sheegay […]

Published

on

Maanta magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka furmay imtixaanaadka shahaadiga ee Dugsiyada sare ee Soomaaliya waxaana ka qayb galay arday aad ufarabadan.

Ra’iisul wasaare ku xugeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta daah furay imtixaanaadka shahaadiga ah ee Soomaaliya

Ardayda ka qayb galay imtixaankaas ayaa waxay gaarayaan 31,500 Kun iyo shanboqol oo Arday,sida uu sheegay wasiiru dowlaha wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed (Jaabir).

Imtixaanka shahaadiga ayaa waxaa maanta si rasmi ah ugu furay Muqdisho iyo Maamulka Jubbaland,Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version