Wararka Soomaalida
Faa-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qaraxii maanta barqadii ka dhacay ka soo hor jeedka Muqdisho Mall ayaa waxaa lala beegsaday Maqaayad ku taala ka soo hor jeedka Xarunta Ganacsiga ee Muqdisho Mall ee Degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaas ayaa waxaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen in kabadan 15 ruux iyo dhaawaca ku dhowaad 30 oo dhamaabtood ah […]
Qaraxii maanta barqadii ka dhacay ka soo hor jeedka Muqdisho Mall ayaa waxaa lala beegsaday Maqaayad ku taala ka soo hor jeedka Xarunta Ganacsiga ee Muqdisho Mall ee Degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxaas ayaa waxaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen in kabadan 15 ruux iyo dhaawaca ku dhowaad 30 oo dhamaabtood ah shacab.
Mas’uuliyadda weerarkan ayaa waxaa sheegtay Maleeshiyada Al shabaab.