Wararka Soomaalida
Faafaahin laga helayo qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho+Sawiro
Qaraxii maanta barqadii ka dhacay KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku naf waayay 12 ruux halka dhaawacana uu ka badan yahay 15 qof sida la sheegay. Dadka dhintay ayaa waxay ubadan yihiin dadka shacabka ah sida ka muuqata sawirada laga soo qaaday.
Qaraxii maanta barqadii ka dhacay KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku naf waayay 12 ruux halka dhaawacana uu ka badan yahay 15 qof sida la sheegay.
Dadka dhintay ayaa waxay ubadan yihiin dadka shacabka ah sida ka muuqata sawirada laga soo qaaday.