Wararka Soomaalida

Faafaahino dgeeraad ah oo ka soo baxaya qaraxii School Bulisia

Qaraxii caawa ka dhacay School Bulisia ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo waramayaa in khasaaro uu gaystay. Qaraxan oo loo adeegsaday gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa lagu weeraray xarunta School Bulisia oo ah xarun ay degan yihiin Ciidamadanka Booliska Soomaaliya. Warar kala duwan ayaana ka soo baxaya qaraxaas Wararka qaar ayaa sheegaya in […]

Published

on

Qaraxii caawa ka dhacay School Bulisia ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo waramayaa in khasaaro uu gaystay.

Qaraxan oo loo adeegsaday gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa lagu weeraray xarunta School Bulisia oo ah xarun ay degan yihiin Ciidamadanka Booliska Soomaaliya.

Warar kala duwan ayaana ka soo baxaya qaraxaas Wararka qaar ayaa sheegaya in gaarigaas lala galay gudaha xarunta halka warkale uu sheegayo in ilinka hore ee xarunta lagu dhuftay.

Qaraxaas ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo maalmahanba Ciidamada amaanka ee Muqdisho ay wadeen howlgalo amaanka lagu sugayey iyadoo Dhinaca kale wadooyinka badi ee Magaalada Muqdisho ay xiran yihiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version