Wararka Soomaalida

Faafaahino ka soo baxaya weerarkii xalay ka dhacay Ceelasha biyaha

Xalay ayaa waxaa weerar bambaanooyin iyo Baasuukiyaal loo adeegsaday uu ka dhacay deegaanka Ceelashabiyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho sida ay sheegeen qaar ka mid ah shacabka deegaankaas ku nool. Maleeshiyada Al shabsab ayaa xalay weeraray fariisin Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya ee aagaas ku sugan. ilaa hadda lama sheegin khasaaraha ka dhashay weerarkaas […]

Published

on

Xalay ayaa waxaa weerar bambaanooyin iyo Baasuukiyaal loo adeegsaday uu ka dhacay deegaanka Ceelashabiyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho sida ay sheegeen qaar ka mid ah shacabka deegaankaas ku nool.

Maleeshiyada Al shabsab ayaa xalay weeraray fariisin Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya ee aagaas ku sugan.

ilaa hadda lama sheegin khasaaraha ka dhashay weerarkaas ka dhacay ceelasha biyaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version