Wararka Soomaalida

Fanaaniin caan ka ah gayiga Soomaaliya oo sodon sano ka dib ku soo laabtay Muqdisho+Sawiro

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa soo gaaray seddax fanaan oo caan ka ah gayiga Soomaaliya kuwaasoo ka mid ahaa wafdiga Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil cumar Geelle waxayna kala yihiin. 1-Xasan Aadan Samatar. 2-Axmed Cali cigaal 3-iyo Cawaale Aadan Daahiye Xasan Aadan samatar iyo Axmed Cali Cigaal ayaa waxay sheegeen in soomaaliya ugu dambeysay muddo haatan […]

Published

on

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa soo gaaray seddax fanaan oo caan ka ah gayiga Soomaaliya kuwaasoo ka mid ahaa wafdiga Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil cumar Geelle waxayna kala yihiin.

1-Xasan Aadan Samatar.

2-Axmed Cali cigaal

3-iyo Cawaale Aadan Daahiye

Xasan Aadan samatar iyo Axmed Cali Cigaal ayaa waxay sheegeen in soomaaliya ugu dambeysay muddo haatan laga joogo Sodon Sandood ka hor.

Cawaale Aadan Daahiye waa fanaan Soomaaliyeed dalka jabuuti ka soo jeeda waa markii ugu horeysay oo uu yimaado Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

dhamaan fanaaniintan waxay sheegeen in Muqdisho ay ugu yimaadeen wax ka duwan wixii ay ka maqlayeen dadka iyo warbaahinta taasoo ah qurux iyo isbedel weyn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version