Wararka Soomaalida

Gaalkacyo oo dhacdo xanuun badan ka dhacday

Xaafad ka mid ah Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa habeen labaadkii ee la soo dhaafay waxaa maykeeda gurigooda hortiisa la soo dhigay Caasho ilyaas Aadan oo 12 sanno jir ahayd ka dib markii maalintii oo dhan la waysnaa oo ehelkeeda ay raadinayeen. Gabadhan yar ayaa waxaa afduubtay koox dhalinyaro ah xili subixii qoyskooda […]

Published

on

Xaafad ka mid ah Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa habeen labaadkii ee la soo dhaafay waxaa maykeeda gurigooda hortiisa la soo dhigay Caasho ilyaas Aadan oo 12 sanno jir ahayd ka dib markii maalintii oo dhan la waysnaa oo ehelkeeda ay raadinayeen.

Gabadhan yar ayaa waxaa afduubtay koox dhalinyaro ah xili subixii qoyskooda ay adeeg ugu doontay suuqa ka dibna Kooxdan afduubatay dhaxda ugashay.

Caasho ilyaas aadan oo 12 sanno jir ah ayaa subixii dambe Albaabka gurigooda hortiisa maydkeeda lagu arkay ka dib markii kooxdaas dishay ay faraxumeeyeen.

Arrintan ayaa waxaa Gaalkacyo ka abuurtay caro xoogleh kooxdii falkaas ka damaysay waxaa la sheegayaa in ilaa hadda aan la soo qabanin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version