Wararka Soomaalida
Garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta oo shil diyaaradeed ka dhacay
Garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ayaa waxaa caawa ka dhacay shil diyaaradeed oo khasaaro gaystay. Shilkan ayaa la sheegayaa in uu yimid kagadaal markii diyaarad rakaab ah oo doonaysay in ay ka duusho garoonka Joma Kenyatta ay herdisay mid kale oo garoonka ay wada yaaleen,burbur ayaana soo wadagaaray labada diyaaradoodba. ilaa hadda […]
Garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ayaa waxaa caawa ka dhacay shil diyaaradeed oo khasaaro gaystay.
Shilkan ayaa la sheegayaa in uu yimid kagadaal markii diyaarad rakaab ah oo doonaysay in ay ka duusho garoonka Joma Kenyatta ay herdisay mid kale oo garoonka ay wada yaaleen,burbur ayaana soo wadagaaray labada diyaaradoodba.
ilaa hadda mahayno wax khasaaro nafeed ah oo ka dhashay is herdinta diyaaradahaas ee caawa ka dhacday Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta.
wixii dheeraad ah ee soo kordha kala soco Wargayska Tusmotimes insha,allah.