Wararka Soomaalida

Gudiga Doorashada Maamulka Puntland oo lamaga caabay

Waxaa maanta lagu dhowaaqay Gudiga Doorashada Maamulka Puntland ee qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeebkiisa. Gudiga Doorashada ee maanta lamaga caabay ayaa ka kooban 7 xubnood  iyagoo ka wada tirsan Baarlamanka cusub ee Maamulka Puntland waxaana Gudoomiye looga dhigay Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Abtiile.

Published

on

Waxaa maanta lagu dhowaaqay Gudiga Doorashada Maamulka Puntland ee qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeebkiisa.

Gudiga Doorashada ee maanta lamaga caabay ayaa ka kooban 7 xubnood  iyagoo ka wada tirsan Baarlamanka cusub ee Maamulka Puntland waxaana Gudoomiye looga dhigay Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Abtiile.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version