Wararka Soomaalida

Gudiga farsamada maamul usanaynta Galmudug oo gaaray Dhuusa-mareeb

Published

on

Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Galmudug ayaa maanta gaaray magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug iyadoo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay.

Gudoomiyaha gudiga maamul usmayanta galmudug cabdiqaadir Nuur Caraale oo hogaaminayay gudigaas ayaa sheegay in howlaha shaqo ee maamul usmayanta galmudug si rasimi ah ubilaabatay

Maalmaha soosocda ayaa waxaa lafilayaa in ay ku dhawaaqaan howlaha shaqo ee maamul usmayanta maamulkaasi

Trending

Exit mobile version