Wararka Soomaalida
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo xiray Koob ka socday Muqdisho Daawo Sawirada
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(ENG Yariisow) ayaa dhalinyarada 15 jir iyo kayarba kana kooban 10 koox u soo xiray tartan kubadeed oo muddooyinkamba ka socday Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha ayaa Ciyaartooyda Guddoonsiiyey Koob iyo shahaado sharaf si loo horumariyo Isboortiga Caasimada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(ENG Yariisow) ayaa dhalinyarada 15 jir iyo kayarba kana kooban 10 koox u soo xiray tartan kubadeed oo muddooyinkamba ka socday Magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha ayaa Ciyaartooyda Guddoonsiiyey Koob iyo shahaado sharaf si loo horumariyo Isboortiga Caasimada Muqdisho.