Wararka Soomaalida

Gudoomiye ku xigeenkii Gudiga doorashooyinka Qaranka oo xilkii laga qaaday

War-Saxaafadeed caawa ka soo baxay Gudiga Doorashooyinka Qaranka ee Madaxbanaan ayaa waxaa xilikii Gudoomiye ku xigeenkii Gudigaas loogu qaaday Sayid Cali Sheekh Maxamed. Xilka qaadistaas ayaa waxaa loo cuskaday in Sayid Cali Sheekh Maxamed uu ku kacay xad gudubyo ka hor imaanaya Sharciga udegsan xeerka Gudiga. Sidoo kale waxaa Sayid Cali Sheekh Maxamed laga saaray […]

Published

on

War-Saxaafadeed caawa ka soo baxay Gudiga Doorashooyinka Qaranka ee Madaxbanaan ayaa waxaa xilikii Gudoomiye ku xigeenkii Gudigaas loogu qaaday Sayid Cali Sheekh Maxamed.

Xilka qaadistaas ayaa waxaa loo cuskaday in Sayid Cali Sheekh Maxamed uu ku kacay xad gudubyo ka hor imaanaya Sharciga udegsan xeerka Gudiga.

Sidoo kale waxaa Sayid Cali Sheekh Maxamed laga saaray Xubanimadii Gudiga waxaana War-Saxaafadeedka lagu Ogaysiiyey Madaxda federaalka Soomaaliya in Sayid Cali Sheekh Maxamed laga qaaday Xilkii Gudoomiye ku xigeenkii Gudiga Doorashooyinka Qaranka ee Madaxbanaan iyo sidoo kale laga saaray xubanimadii Gudiga.

Waxaa War-Saxaafadeeskan ku saxiixan Gudoomiyaha Gudigan Xakiimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey.

Hoos ka Akhriso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version