Wararka Soomaalida

Isbitaalka Banaadir oo la dhigay in kudhow 40 ruux

Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa waxaa caawa la seexiyey 35 qof oo iskuuga jira Caruur,haween iyo Waayeel ka dib markii ay ku sumoobeen Boorish laga qeybinayey Degmooyinka Waaberi iyo Kaxda ee Gobolka Banaadir. Dadkan ayaa waxay degmooyinkaas ka soo qaateen Boorish lagu kariyey Jikino ama xarumo cuno qeebista qaabilsan oo ku yaala Degmooyinka […]

Published

on

Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa waxaa caawa la seexiyey 35 qof oo iskuuga jira Caruur,haween iyo Waayeel ka dib markii ay ku sumoobeen Boorish laga qeybinayey Degmooyinka Waaberi iyo Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Dadkan ayaa waxay degmooyinkaas ka soo qaateen Boorish lagu kariyey Jikino ama xarumo cuno qeebista qaabilsan oo ku yaala Degmooyinka Waaberi iyo Kaxda xaaladoodana hadda laga deerinayo.

Dadkan ayaa waxay ka kooban yihiin dhowr qoys waxaana hadda lagu latacaalayaa xaaladooda Isbitaalka Banaadir iyadoo qaar kood xaalad deg deg ah ku jira.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version