Wararka Soomaalida

Isbitaalka Daarul-shifa oo la dhigay 30 ruux

Xarumaha Caafimaadka ee ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la seexiyey dad farabadan oo ku dhaawacmay Qaraxyadii caawa fiidkii ka dhacay Muqdisho. Isbitaalada hadda xaalada Caafimaad la tacaalaya dadkii wax yeelada ka soo gaartay Qaraxyadii Muqdisho ayaa waxaa ka mid ah Isbitaalka Daarul-shifa ee Magaalada Muqdisho. Isbitaalka Daarul-shifa ayaa waxaa la seexiyey 30 qof oo […]

Published

on

Xarumaha Caafimaadka ee ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la seexiyey dad farabadan oo ku dhaawacmay Qaraxyadii caawa fiidkii ka dhacay Muqdisho.

Isbitaalada hadda xaalada Caafimaad la tacaalaya dadkii wax yeelada ka soo gaartay Qaraxyadii Muqdisho ayaa waxaa ka mid ah Isbitaalka Daarul-shifa ee Magaalada Muqdisho.

Isbitaalka Daarul-shifa ayaa waxaa la seexiyey 30 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan waxaana hadda la tacaalaya xaalada Caafimaad ee dadkaas dhaqaatiirta Isbitaalka Daarul-shifa sida aan ka soo xiganay qaar ka mid ah Kal Kaaliyaasha Caafimaad ee Isbitaalka Daarul-shifa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version