Wararka Soomaalida

Kenya oo war cusub ka soo saartay heshiiskii labada wadan

Published

on

Dowladda Kenya ayaa soo saartay war cusub oo ku aadan heshiiskii labada Madaxweyne ay gaareen ee ahaa in duulimaadka toos ahaado iyo in wajeern lamarin.

Haddaba kenya ayaa sheegtay in si rasmi ah udhaqan gelisay heshiislaas duulimaadkana toos uu yahay oo aan la mari doonin oo toos Nairobi iyo Muqdisho uu ahaan doono ka din war saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arimaha dibadda Kenya.

Sidoo kale wasaaradu waxay sheegtay in diblomaasiyiinta Soomaliyeed iyo xildhibaanada dowladda Soomaaliya viisaha kenya ay ka qaataan gudaha Nairobi waxayna intaas hadalkeeda ku dartay inay ka go’an tahay inay fuliso heshiisyada labada dal ay kala saxiixdeen lana xoojinayo xiriirka labada dowladood.

Trending

Exit mobile version