Wararka Soomaalida
Koranel Cabdinuur Kadiye oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho
Koranel Cabdinuur Kadiye oo ka mid ahaa saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka ayaa ka mid mid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay Maqaayada ka soo hor jeeda Muqdisho Mall ee Degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho. Koranel ka ayaa la sheegay in markii hore soo gaaray dhaawac culus ka dibna ugeeriyooday dhaawacii soo gaaray. […]
Koranel Cabdinuur Kadiye oo ka mid ahaa saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka ayaa ka mid mid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay Maqaayada ka soo hor jeeda Muqdisho Mall ee Degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho.
Koranel ka ayaa la sheegay in markii hore soo gaaray dhaawac culus ka dibna ugeeriyooday dhaawacii soo gaaray.
Dhinaca kale qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay Hooyo iyo labo canug oo ay dhashay oo kala ahaa Wiil iyo Gabar seddaxdooduba waxay ku nafwaayeen qaraxaas.